Bulshada aad lanooshahay siyaabo badan ayaad kucaawin kartaa oo aan ka aheyn inaad wax dhiibto

Bulshada aad lanooshahay siyaabo badan ayaad kucaawin kartaa oo aan ka aheyn inaad wax dhiibto

Bulshada aad lanooshahay siyaabo badan ayaad kucaawin kartaa oo aan ka aheyn inaad wax dhiibto, balse waxaa kaloo caawin udhigma inaad dadka kuugu dhow ee aad isku deegaanka tihiin aaney dhibaato kaa taban noocey doonto ha ahaatee, ( Af  iyo adinba lagaa nabad helo ) waayo waa caawin bulsho guud aad caawisay hadii aan lagaa sheegan. Hadii aad leedahay aqoon loo rogi karo xirfad dadka kuu dhow uga faa’idee oo ku caawi qofkii kaa dalbada…

Share Button
Read More

Microsoft iyo Google oo dagaal dhanka youtube ka ah kala qabsaday

Microsoft iyo Google oo dagaal dhanka youtube ka ah kala qabsaday

Microsoft iyo Google oo dagaal dhanka youtube ka ah kala qabsaday kadib markii shirkada microsoft oo leh Mobilada Nokia ay macaameesha adeegsada Nokia usoo saartay Barnaamij ay ku adeegsadaan Youtube ( Youtube App ) taasoo keentay in shirkada Google ay block gareyso barnaamijkaasi oo muhiim u ahaa shirkada Microsoft. waxaana ay dharbaaxo wayni ku noqotay Microsoft oo ilaa haatan dood ka qabta arinta ka xirida laga xirtay barnaamijka Youtube iyadoo ilaa haatana aan wax xal…

Share Button
Read More

Waa maxay siyaasad ( Waa kuma Siyaasi ) ?

Waa maxay siyaasad ( Waa kuma Siyaasi ) ?

Waa qormo aan ugu talo galay inaan ku kala faa ideysano. oo aan ugu magacdaray ” Waa Maxay Siyaasad ” runti ereyga siyaasad sida aanu wada ogsoon nahay waa erey af carabi ah oo loola jeedo qiyaano ama tab, iyo gaadmo intaba waa loo fasiri karaa, cidii adeegsatana Somalidu waxay ugu yeeraan Siyaasi  oo ay ulajeedaan qofka wax kala socodsiiyaa oo tab iyo qiyaanaba adeegsada. Hadaba inta aanan gudaha ugalin mowduuca waxaan leeyahay Somalida badankood…

Share Button
Read More

Waligaaba wadankaaga amaan ( Nimco iyo Barwaaqo Kutilmaam )

Waligaaba wadankaaga     amaan ( Nimco iyo Barwaaqo    Kutilmaam )

Qormo: Waligaaba wadankaaga      amaan ( Nimco iyo Barwaaqo    Kutilmaam ) Waxaan wada sheekeysanay nin  Ajnabi ah oo igu soo booqday    halka aan ka howlgalo,  marki aan wixii howla ah ee uu  rabay udhameeyay ayaan la  sheekaystay oo aan waydiiyay  ayaan waydiiyay Dalka uu kasoo  jeedo iyo xaaladiisa nololeed.     Wuxuu igu yiri: India ayaan kasoo jeedaa waa Dal aad uhormarsan oo dadkiisuna ay aad uwanaagsanyihiin oo dhaqaala fiican ayey heystaan wax…

Share Button
Read More

Juma Mubarak Dhamaan Walaalaha Islamka, On my way from Ajman to Dubai

Juma Mubarak Dhamaan Walaalaha Islamka, On my way from Ajman to Dubai

                      Waa bog qaas ii ah oo aan ugu talo galay wixii aan hormar sameeyo inaan idinkula wadaago oo aad igala socotaan maalin walba haduu alle idmo.  

Share Button
Read More

Omar Teacher’s Visit to Abu Dhabi the capital city of United Arab Emirates.

Omar Teacher’s Visit to Abu Dhabi the capital city of United Arab Emirates.
Share Button
Read More